642 Views

Taliyihii hore ee ciidamada Booliska jeneral Saadaq Joon oo dhufeysyo ka qotay xaafadda uu dagay ee Shiirkole

Taliyihii hore ee ciidamada Booliska jeneral Saadaq Joon oo dhufeysyo ka qotay xaafadda uu dagay ee Shiirkole
____________________________________________________________________________

.

April 17, 2021

Wararka ka imaanaya xaafada shirkole oo deegaan ahaan uu shalay u Dagay Taliyihii hore ee ciidamada Booliska gobolka Banaadir, Jeneraal  Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa lagu soo warramayaa inuu dhufeysyo ka qotay xaafadda.

Wararka ayaa sheegaya in dadka Deegaanka ay saakay halkaas ka Qodeen dhufeeysyo loogu tala galay in la iskaga difaaco Weerarka.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadiisa ay xirteen dhammaan waddooyinka soo gala xaafaddaasi oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana dadka deegaanku ay cabsi ka muujiyanaayn in iska hor imaad uu ka dhaco halkaasi, maadaama ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka jiiraan.

Office Nairobi Kenya

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post