Madaxweyne Gaas oo Kismaayo gaaray

Kismaayo | September 11, 2015 | Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo uu uga qayb-galayo Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe).…