Muqdisho, 21, June, 2015 –Contrary to the ebullient public statements of Ambassador Nicholas Kay, the Special Representative of the UN Secretary General for Somalia like “Somalia is Coming Together,”Somalis are reallyconcerned about the slipping away of the Somali national unity,…

Mogadishu, 06 June 2015 –  Waxaan rabaa in aan halkaan ku soo gudbiyo fakarkayga ku Adan arinka maalmahan ay dadka qaar sidii wardiigii oo kle ay afka kadeyn la’yihiin  kaas oo ah Federaalka. Anigu waxaan kamid ahay dadka kasoo horjeeda…
Aqoonsiga halkee laga raadiyaa?

Taariikhda iyo qaab dhismeedka Somaliland ! Toronto | QOL | June 2, 2015 | 26kii Janaayo 1991 ayaa alaah u naxariistee madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ka baxay magaalada Muqdisho, kadib markuu ka dhacay magaala madaxda gadood shacbi oo ay taageerayaan…
Ninba Ceesaantii Ceelka Geeysay !

Toronto | QOL | May 24, 2015 – Shaqsi aan saaxiibo nahay ayaa wuxuu ii soo diray labadan sawir isagoo ii sheegay inay labada sawir ay yihiin taallooyinkii Sayid Maxamed Cadulle Xasan, mid waan ka warqabaa xilligii laga taagayay barxadda…
Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbeyn !

Taariikhda Waxbarashada Soomaaliya   | By: Mustafa Salad Awale Toronto | QOL | February 02, 2015 – Ummadda Soomaaliyeed oo badankeedu ahaa reer miyi iyo beeraleey ayaa waxbarashadu aheyd mid aad ugu liidata dhaqanka markaa jiray, hase yeeshee waxaa jiray in…
Wax nala tus, waxna noo laaban!

Toronto | QOL | December 19, 2014 – Wax la sugaba waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Magacaabay nin aan shaqsi ahaan ku cusbeyn dadka Somaliyeed, kaasoo ka soo jeeda reer ay ummada Somaliyeed aqoon fiican u leedahay islamarkaana sidi aabihii…