Jalalqsi | QOL | 19 July 2017 – Wararka ka imaanaya Degmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Alshabaab ay duqeyn u gaysteen Saldhig Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa madaafiic lagu tuuray Xarunta Ciidamada Amisom laakiin aysan ogayn khasaare ka dhashay duqayntaas.
intaas kadib waxaan la xiriirnay Gudoomiyaha dagamada jalalaqsi ee gobalka hiiraan maxamad cabdule fiidoow waxa uuna beeniyey in Saldhiga ay Jalalaqsi ku leeyihiin wax duqayn ah aan la gaysan arintanna ay tahay wax la been abuuray.
Balasa malamahan danbe ayaa waxaa soo baxayey warar kaladuwan oo sheegay in dagmada jalalqsi ay go’doomiyeen al shaabaabka ka dagalama qaar kamidah gobalada dalka
Ka dhagayso Halokan
.
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________