3921 Views

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 29 September 2015: Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM ee ka howlgalaya gobolka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Generalkan ayaa waxaa safarkiisan Baladweyne ku wehliyay wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d’Urso, waxaana waxyaabaha magaaladaasi ay u tageen qeyb ka ah horumarinta ciidamada ka howlgalaya gobolka iyo dar dar galinta ciribtirka kooxaha argagaxisada ee UGUS.

Wadamada Saaxiibada Soomaaliya iyo ururada Caalamiga ah ayaa dadaalo ugu jira garab istaaga Soomaaliya oo hada soo kabaneysa colaadihii soo daashaday, waxaana dadaaladaasi qaarkood oo mira dhalay ay mahdiyeen bulshada Soomaaliyeed.

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-3

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-1

taliyaha-midowga-yurub-oobaladweyne-so-garay-2

————————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment