3837 Views

DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

DEG DEG: Dagaal goor dhow ka qarxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Moqdisho, November 14, 2015 —Warar mar dhow naga soo gaaray Waqooyoga Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay Dagaal Xooggan oo u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed & Ciidanka Dowladda Puntland. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu geestay Khasaaro badan, sidoo kalena Ciidanka Dowladda Puntland laga saaray Saldhiga ay Waqooyiga Gaalkacyo ku lahaayeen.

Rasaas Xooggan & Hubka Culus ayaa la isku adeegsaday isla markaana la sheegay in laga maqlayay qeybo badan ee kamid ah Magaalada, iyadoo Dadka Deegaanka iyo Syxufiyiinta ay soo sheegayaan in meydad iyo dhaawac ay daadsanyihiin Wadooyinka Gaalkacyo.

.

Wixi ku soo kordha kala soco Qaranimo.

.

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment