5145 Views

Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD )

Barnaamajka Maritda Mikrofoonka oo lagu wareeysanaayo Jabriil Ibrahim Cbdulle ( CRD )
____________________________________________________________________________

Muqdisho, November 29, 2015—Waa wareeysi dheer oo ku saabsan Fikradaha Jabriil Cabdulle ” Madaxa CRD “, uu ka qabo habka ay doorashooyinka 2016 ay u dhici karaan iyo wal-walka ka taagan in aysan suurta geli-doonin waxa loo yaqaan Qof iyo Codkeeda. Maalmahaan ayaa waxaa socday Wada Tashi ku saabsan arintaas, kaas oo an ognahay War Murtiyeedki ka soo baxay iyo halka ay Bulshada Soomaaliyeed ka taagantahay.

Doorasha, 2016 waxa ay qar u saarantahay in lagu dhaqmo habki an horay u naqiin oo aha 4.5 in lagu soo xulo Barlamaanka soo socda. Federal Qabiil kuu dhisan, marki lagu lifaaqo 4.5 waxa ka soo bixi kara ma ah Dowlad Xalaal ah ee waxa ay noqoneeysaa mid lagu takooro dad badan oo Soomaali u dhasheen, isla markaana Xaqoodi la duudsiyo.

Hoos ka fiirso Wareeysiga oo muuqaal ah.

——————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment