8235 Views

Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanka ay ku luqeeyaan bisha barakeysan ee Ramadaanka…

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL| June 5, 2016 – Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa Warbxin ku saabsan Fanaaniinta sida gaarka ah loogu xasuusto Nabi amaanadooda Bisha Barakeysan ee Ramadaanka ayna Baahiyaan 2 Idaacadood ee Radiyo Muqdisho,iyo Raadiyo Hargeysa iyo waliba Idaacadaha Maxaliga ah ee iyaguna Daaha laga Rogay waxii ka dambeeyay 1991kii.

Fanaaniinta ayaa isagu jira kuwa nool iyo Qaar Geeryooday xiliyadii la soo dhaafay waxaana nabi amaanada lagu xasuusto Bisha Ramadaan Baahiya qalabka Warbaahinta.

Hadaba Fanaaniinta lagu xasuusto Nabi amaanada Bisha ramadaan waxa ay kala yihiin

Dhinaca Ragga waxaa ka mida

  • Abwaan Xasan Sheekh Muumin
  • Axmadeey Abuubakar Al Camaari
  • Maxamed Nuur Aqyaar
  • Maxamed Baafoow Cali
  • Maxamed Suleymaan Tubeec
  • Cismaan Cabdikariin Gacanlo
  • Xasan Aadan Samatar
  • Cabdulle Yuusuf Hanuuniye
  • Axmed Naaji Sacad
  • Saalax qaasim Naaji
  • Cabdi Salaad Beerdilaachse
  • Shiraan shidaad Muraad
  • Maxamed Yuusuf Cabdi
  • Saciid Mire Xeydar
  • Bashiir Cali Xuseen
  • Cabdirisaaq Gaadaco
  • Bashiir Ibraahim Cabdi
  • Axmed Iinshaar Cabdi’ Olol’
  • Cabdi Maxamed Safaari
  • Cabdulqaadir Cadow Cali
  • Axmed Nuur Jaangoow
  • Shimaali Axmed Shimaali
  • Maxamed Maxamud Cige’ Busi’
  • Cumar cabdulle Shooli

—————–

Dhinaca Hablaha waxaa ka mida

  • Xaliimo Khaliif Magool
  • Sahro Axmed Jaamac
  • Fadumo Qaasim Hilowle
  • Faadumo Cabdulaahi Kaahin’ Maandeeq’
  • Farxiyo Cali Faarax
  • Maryan Mursal Ciise
  • Xaliimo Muuse Milaano
  • Khadiijo Foodeey Nuur
  • Haboon Cabdulaahi Faarax
  • Hibo Maxamed Hudoon’ Hibo Nuura’

AUN Marxuum Axmed Iinshaar Cabdi olol waxa uu ka mid aaha Fanaaniintii Hobolada waabari waxa uu qaadaa Marka la eego dhinaca nabi amaanada Nabi amanaka la magac baxay AFURA.
Marxuum Axmed iinshaar Cabdi olol waxa uu ku dhashay ex dugsigii xlane 1960kii waxaan afanka ku dhiirigaliyay walaalkiis ka weynaa AUN Rashiid iinshaar cabdi sida ay ii sheegeen horaantii 2000 hooyadiis Faadumo cumar iyo walaalkii Cumar Iinshaar Cabdi oo lagu neynaaso Cumar Raanbo oo aan kula kulmay Gurigooda oo ku yiilay Xaafada Via leyberiya ee degmada waabari.waxaana hooyo Faadumo ay sheegtay in wiilkeeda uua haa fanaan aad u cod Macaan isla markaana si gaara ay iyadu u xiiseyn jirtay.
Axmed Iinshaar Raadiyaha agteyda ayuu soo dhigi jiray marka ay soo gasho heestiisa’ayey tiri Hooyo faadumo Cumar oo xustay in wiilkeeda uu ahaa wiil aad u dabeecad wanaagsanaa oo laga jeclaa bulshada dhexdeeda

.

Waxaa diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment