11085 Views

TACSI : Marxuum Ganacsade Mire Cali Buubaal

TACSI : Marxuum Ganacsade Mire Cali Buubaal
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | 11 November 2016 | Qaranimo Online, Nabadoono, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Waxgarad kale duwan ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii naxtinta laheed ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuun Xaaji Mirre Cali Buubaal, masuuliyiintan tacsida diraya ayaa ilaah uga baryay marxuumka in uu janadda ka waraabiyo, samir iyo iimaana ilaah ka siiyo qoyskii, Qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday. Marxuun Xaaji Mirre Cali Buubaal ayaa shalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala dalka Britain gaar ahaan magaalada Bristol.

Magacyada Masuuliyiinta Tacsida diraya

Prof. Yaxye Ali hareeri

Suldaan Omar haji hassan

Mahamed Xirey Mohamuud

Ahmed Mahamed hadafow

Abdulaahi Sheekh Maxamuud

Hassan Mahamuud Ileyke

Abdulle Nuur Indhoy

Mohamed Abdullahi Hassan (Ciideey)

Ahmed Mahamed Galbeed.

Muuse Damal

Nabadoon Abdulaahi Ahmed cire

Nabadoon Abdi Warsame

Sheekh Ali Ahmed Gure

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!

…iyo dhamaan Beesha Karanle ee ku nool Qaarada Yurub, North America, Africa, Australia iyo Asia.

Anagana Hadaan nahay bahda Qaranimo Online waxaa tacsi midaa lamid ah u direynaa dhamaan Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka tegay, waxaan ILAAHAY uga baryeynaa inuu SAMIR iyo IIMAAN ka siiyo MARXUUNKANA Janadii FARDOWSA aheyd ka waraabiyo – aaaaaaaaaaamin!

.

.

Qaranimo Online, Toronto, Canada

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment