5097 Views

Daawo: Gobolka Banaadir oo diiday kordhinta aqalka sare

Daawo: Gobolka Banaadir oo diiday kordhinta aqalka sare
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | 26 December 2016 |  Nin baa waxaa la yiri baadiye ka yimid Xamarna soo galay isagoo shaqo ka bilaabay meel timaha lagu xiiro kedibna shaqo dowladeed bilaabay, markaasuu nin ay saaxiibo ahaayeen oo ay baadiyaha isla joogeen ku yiri magaaladaan imoow xoolahaas aan caanaha badan lahayn ee aad duurka ku raaceeysid ka soo tag wuxuuna shirib ku yiri:-

” LABA FINAAQ U FOORI HAAY, FACAANA FIISHADOOW FADHAA”

Kii baadiyaha joogay ayaa ugu jawaabay..

” FALFAL ABKEEY FALAAN FADHAA FACAYNA FOOD U XIIRI MAA ”

Reer xamar waxay Toor iyo Cambuulo isku cunaanba FACOOD FIISHADOOW FADHIISTAY…MadaxdII gobolka Banaadirna goor danbe waagu ku baryay…!

N.B:
FINAAQ= Xoolaha aan caanaha badan lahayn
FIISHAD= Office

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment