7146 Views

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan oo hada ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan oo hada ka dhacay agagaarka Hotel Wehliye ee magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Waxaa daqiiqado yar kahor qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka Hotelka Wehliye ee magaalada Muqdisho.

Wararka horu dhaca ah aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxu ahaa gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo la dhigay meel ku dhaw Hotelka Wehliye oo kuyaala laamiga Maka Al mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoosyada Dabka iyo Sayidka.

Wararka hordhaca ah ayaa shegaya in  Qaraxa ka dhacday wadada Maka Al-Mukurama gaar ahaa agagaarka Hotel Wehliye lala beegsaday gaari la shegay inuu saarnaa Waziirka Kaluumeysiga DFS Maxamed Cumar Ceymooy.

Waxii warar ah ee kusoo kordha kala soco Warrakayaga dambe Insha Allah

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment