3507 Views

Madxweynah Kubbada Cagta Qarada Afrika Oo Goordhow Kaduulay Gagida Dayuuradah Adan Cade

Madxweynah Kubbada Cagta Qarada Afrika Oo Goordhow Kaduulay Gagida Dayuuradah Adan Cade
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 18, 2017–-Waxaa Magaalada Muqdisho laga soo sagootiyay Wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Xiriirka Kubbada Cagta ee Qaarada Afrika oo Shalay soo gaaray Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kusii dhaweeyay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cumar Islow ayaa sheegay in uu Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta Qaaradda Afrika.
Mudane Axmed Axmed ayaa Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana uu booqday xarumaha lagu ciyaaro ee ku yaalla Muqdisho sidoo kalena waxaa uu la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment