2589 Views

Madxweyne Farrmaajo Oo Kubaaqay In Labadalo Magaca Canshuur

Madxweyne Farrmaajo  Oo Kubaaqay In Labadalo Magaca Canshuur
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | May  16, 2017 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta , waxaana uu tilmaamay hadii Shacabka aysan Canshuurta bixin in aysan dowladdu Shaqeyn karin.

Dowladdaha Caalamka ayuu sheegay in ay hormar ku gaareen Canshuurta ay bixiyeen Shacabkooda.

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment