2820 Views

Rasaas lagu furay dad raashin loogu qeybinayey Balcad

Rasaas lagu furay dad raashin loogu  qeybinayey Balcad
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 05, 2017—– Wararka naga soo gaaraya Magaalada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in rasaas lagu furay dad loo qeybinaayay Raashin.

Koox hubeysan ayaa waxaa la sheegay in ay rasaas huwiyeen dadkaasi, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.

Maamulka degmada Balcad oo ay Qaranimo Online  xariir la sameysay ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahin ka bixiyo rasaasta maanta lagu furay dadka barakacayaasha ah ee Raashinka loo qeybinayay.

Marar Badan ayaa waxaa magalada balcad ka dhacay falal lagu wax yeeleenayo dadka shacabka ah eek u nool balcad

Lasoco Wixii Ku Soo Kordhaaa 

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment