5829 Views

Tartan ciyaareedka caruurta oo ay qabatay Afro Canadian Youth.

Tartan ciyaareedka caruurta oo ay qabatay Afro Canadian Youth.
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | August 7, 2017 – Waxaa magaalada Toronto lagu soo gaba gabeeyay ciyaarihii ay soo qabnqaabiyeen naadiga Afro Canadian Youth Festival Soccer Tournament oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Toronto.

Tartankaan oo ahaa sanadkii 3aad ee at qabataan naadiga Afro Canadian Youth ayaa socday mudo 3 maalmood ah – August 4-teedii ilaa 6-dii August 2017 – Tartankaan oo ay ka soo qeyb galeen kooxo ka kala socday naadiyada ‘Surad Youth Soccer Club, Horseed Soccer Club, Hilac Football Club, S. Azzuri Soccer Club, Dixon Football Club and AC United Football Club, naadiyadan oo waday kooxo cayaar yahanooda at u dhexeyso Under 10 years, Under 12 years, Under 14 years, iyo Under 16 years ayaa waxaa tartan ku dhexmaray garoonka weyn ee Weston Lions Soccer Field oo ay Soomaalidu u taqaano ‘Hollywood

Cayaarahan oo at usoo daawasho tageen taageerayaasha ciyaaraha ee magaalada Toronto, waalidka caruurta iyo taageerayaal faradan ayaa soo jiirtay indha iyo quluubta Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Toronto.

Sanadkaan oo kaduwanaa sanadadii hore ayaa waxaa halkaa ciyaar wanaag, is dhex gal iyo maamul wanaagba ku soo muujiyay dhamaan ciyaaryahanadii, waalidiintii, tababarayaashii iyo maamulkii isugu yimid goodbta.

Waxaan halkaan uga mahadcelineynaa kooxihii kazoo qeybgalay tartankaan waxaana rajeyneynaa in sanadka danbe at howsha halkeeda kasii wadi doono INSHA ALAAH.

a5fro-festival-95
afro-festival-69888 afro-festival-7888

afro-festival-57 afro-festival-56 afro-festival-55 afro-festival-30afro-festival-1 afro-festival-20 afro-festival-54a5fro-festival-80 a5fro-festival-86 a5fro-festival-98a5fro-festival-82 a5fro-festival-92 a5fro-festival-81afro-festival-6 afro-festival-4 afro-festival-2 afro-festival-9 afro-festival-3 afro-festival-7afro-festival-8 afro-festival-5 a5fro-festival-84 afro-festival-13 afro-festival-15 afro-festival-12 afro-festival-16 afro-festival-14 afro-festival-11 afro-festival-10afro-festival-18 afro-festival-27 afro-festival-22 afro-festival-28 afro-festival-23 afro-festival-49 afro-festival-41 afro-festival-21 afro-festival-24afro-festival-46 afro-festival-50 afro-festival-51 afro-festival-44 afro-festival-53 afro-festival-59 afro-festival-52afro-festival-60 afro-festival-58 afro-festival-60 afro-festival-58 afro-festival-67 afro-festival-63 afro-festival-66afro-festival-75 afro-festival-72 afro-festival-76 afro-festival-73 afro-festival-78 afro-festival-77

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Toronto

______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment