2898 Views

Halku dhigga “WAAN DHISI KARNAA” ee dhalinyada magaalada Baargaal

Halku dhigga “WAAN DHISI KARNAA” ee dhalinyada magaalada Baargaal
____________________________________________________________________________

Baargaal | QOL | November 13, 2017 – Magaalooyinka Soomaaliya waxaa ka billowday kacdoon ay wadaan dhallinyaro is xalqaamay kuwaasoo ka qeyb qaadanaya horumarka dalka.

Dhallinyaradan ayaa ka dhiidhiyey dhibaatooyinka ka jira magaalooyinka dalkeena, waxaana ay billaabeen barnaamiyo lagu hormarinayo.

Haddaba Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu Waxaa Mudooyinkan ka socday olole aywadaan dhallinyaro isxilqaamay kuwaasoo Nadiifinaaya Xaafadaha Magaalada Baargaal iyo wadooyinka iyo agagaarka Magaalada si loo soo celiyo bilicda iyo quruxdii Maagaalada

Dhallinyaradaas oo la baxay “WAAN DHISI KARNAA”, ayaa isu xilqaamay inay is abaabulaan oo ay si mutadawacnimo ah ugu shaqeeyaan  uguna nadiifiyaan Magaaladooda iyo wadooyinkooda iyo meel kasta oo wax qabad u baahan oo dalkooda kamid ah

Ololahan ay bilaaeen oo ay fuliyeen dhalinyaradan iskood isu soo abaabulay ayaa aad looga soo dhaweeyay deegaanka iyo sida durba at bilicii magaalada dib ugu soo cesheen.

baargaal-waandhisi-karnaa-1baargaal-waandhisi-karnaa-2 baargaal-waandhisi-karnaa-7 baargaal-waandhisi-karnaa-3 baargaal-waandhisi-karnaa-6baargaal-waandhisi-karnaa-5 baargaal-waandhisi-karnaa-4 baargaal-waandhisi-karnaa-9 baargaal-waandhisi-karnaa-8

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment