2451 Views

AMISOM Oo Si Deg Deg ah u Dalbaday Taageero Dheeraad Si Ay ula Dagaalamaaan Shabaab.

AMISOM Oo Si Deg Deg ah u Dalbaday Taageero Dheeraad Si Ay ula Dagaalamaaan Shabaab.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 22, 2017 –-Madaxa Howlgallada midowga Africa see Amisom Francisco Madeira oo Wariyaasha kula hadlay Magaalada narobia ee xarunta wadanka kenya ayaa waxaa uu sheegay in ay u baahanyihiin Taagero Deg deg ah Si Gudaha dalka Soomaaliya ay uga Saaraan Dagaalamayaasha Al-shabaab.

Danjire Farancisco maderia ayaa hoosta ka Xariiqay in Ciidamadoodu ay u diyaarsan yihiin ladagaalanka Alshabab balse ay caawin dheereed ah ay aad ugu baahan yihiin.

Waxaan dooneynaa in aan helno gurmad deg deg ahCiidamadeenu horay ayey ugu diyaarsanayeen dagaalka ka dhankan ah Alshabab

Hayesheen dhibatada tagan waxa ay tahay dhaqaalo yari

Arrintaan horay ayaan u sheegnay lkn markale ayaan ku celineynaa waxaana lagama maarmaan ah in la helo ilo dhaqaale oo Ciidanku ay ku tiirsanadaan ayuu yiri

Ciidamada midowga Africa ee Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa horay loo sheegay in sanadka 2020 ay iskaaga huleelayaan gudaha dalka Soomaaliya waxana kuwada ugu horeeya ay baxayaan Bishan gudeheeda hayeshee mamuuqdaann Ciidamo Soom,aaliya ay u diyaarsatay in Amaanka dalka ay la wareegaan

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment