3165 Views

Somaliland oo D.Federalka ku dhaliishay maamulka hawada dalka

Somaliland oo D.Federalka ku dhaliishay maamulka hawada dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 28, 2017 – Maamulka Somaliland ayaa ka soo horjeestay go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay kula wareegeyso hawada dalka si looga maamulo gudaha Soomaaliya.

Maareeyaha Sadaasha Hawada maamulka Somaliland Cabdi Maxamed Rodol ayaa sheegay in Xarunta Muqdisho laga furay maanta ay Somaliland aqbaleyn.

Waxaa uu sheegay Maareeyaha Saadaasha Hawada Maamulka Somaliland in go’aanka dowladda Federaalka ah kula wareegeyso maamulka Hawada ay qalad tahay.

Dhinaca kale waxaa uu xusay in go’aankan uu saameyn taban ku yeelanayo wadahadallada u dhaxeeya Somaliland iyo Dowladda Federaalka ah ee lagu doonayay in lagu dhameeyo muranka siyaasadeed.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

_______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment