3273 Views

Sawiro:-Agaasime Koofi Oo Booqday Degmada Galdogob

Sawiro:-Agaasime Koofi Oo Booqday Degmada Galdogob
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 16 January, 2018 –Agaasimaha guud ee Socdaalka iyo Jinsiyaddaha G/sare Koofi ayaa kormeer ku sameeyey bar xaduudka Tuurdibi oo ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Agaasimaha ayaa halkaas kula kulmey gudoomiyaha degmada, taliyaha booliiska degmada, wasiir kuxigeenka arimaha gudaha dowlad goboleedka Putland iyo xildhibaano, wuxuuna ka dhageystey warbixino khuseeya xadka Soomaaliya iyo Ethiopia ee ku beegan degmada Galdogob.

Sidoo kale agaasimaha ayaa kormeerey dhisme dhowaan laga hirgeliyey Turdibi kaas oo loogu talagaley in ay ku shaqeeyaan saraakiisha socdaalka iyo kuwa canshuuraha.

Dhowaan ayey aheyd markii hay’addu tababar u soo xirtey saraakiil dhowaan ka howlgeli doona barta xuduudeedkaan oo dhowaan howl bilaabi doona.

 

   2222220

100

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho  

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment