2370 Views

Sawiro:- Hawl dar dar leh oo ka soconaysa Dhuusamareeb

Sawiro:- Hawl dar dar leh oo ka soconaysa Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 13 Maarso 2018 – Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kormeer ku tagay xarunta Shirka uga socdo Guddiga isku dhafka Galmudug iyo sidoo kale maamulkii Ahlusunna.

Madaxweynaha ayaa la kulmay Guddiga waxaana ugu baaqay in ay dardargeliyaan howlaha ay waddaan.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in maamulka uu si toos ah u shaqo bilaabo, waxaana uu guddiga ugu baaqay in ay si caddaalad u qabtaan Shaqadda ay hayaan.

Dhawaan ayaa lagu waddaa in la isku daro baarlamaanka maamulka Galmudug iyo sidoo kale baarlmaankii maamulkii Ahlusunna.

p1 p2

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment