2256 Views

SOSCENSA iyo PUNSAA oo war-murtiyadeed ka soo saaray Khilaafka BFS iyo XFS

SOSCENSA iyo PUNSAA oo war-murtiyadeed ka soo saaray Khilaafka BFS iyo XFS
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 20 Maarso 2018 —Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan-yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee kajira Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshaay xaaladda cakiran ee ka jirta gayigga Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka ka dhex jra xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Dalladaha oo War murtiyeedkooda ka soo saaray qodobo ka kooban ilaa 9 ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin khilaafka siyaasadeed ee ka soo cusboonaaday Hey’adaha Sharci dejinta iyo Fulinta iyadoo ay u arkaan in khilaafka xiligan ku soo beegmay uu yahay mid dhabar jab ku ah geedigga dowladnimo ee Soomaaliya.

 

 

War-murtiyeed-ay-soo-saareen-dalladaha-bulshada-rayidka-ee-SOSCENSA-iyo-PUNSAA.doc

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment