Shirka Golaha Wasiirada oo lagu meel mariyay Miisaaniyad sanadeedka 2016
Muqdisho, October 29, 2015 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka…