843 Views

Dowladda & Ahlusunna oo heshiis ka gaaray Arrimaha Galmudug

Dowladda & Ahlusunna oo heshiis ka gaaray Arrimaha Galmudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 12 , 2019 | QOL |   –Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug.

 

Qoraalka Wasaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Ahlusunna 20 (labaatan) Xildhibaan looga ogolaaday in laga siiyo Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug oo ka koobnaan doona 89 Xubnood.

 

 

 

Sidoo kale Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in arrintaan la gaarey,kadib wada-hadallo u socday mudooyinkii la soo dhaafay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna, iyada oo qodobka ugu wyen ay isku hayeen labada dhinac ay aheyd arrinta xulista Baarlamaanka iyo qoondada laga siinayo Ahlusunna.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda oo dhameystiran.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment