Three things we learned from last week’s al-Shabaab attack in Somalia Posted on January 20, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Members of the Kenya Defense Forces in Nairobi carry the casket of a comrade serving in the African Union Mission in Somalia, who was…Read more »
Madaxweyne Xasan “Waxaan idinku hambalyeynayaa sida wanaagsan ee aad u dhameysateen tababarkan casriga ah” Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xirey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii…Read more »
Garoonka Kubada Cagta ee Banadir” Koonis ” oo laga joojiyay Ciyaarihi ka socday. Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ah Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan xiriirka…Read more »
Shariif Xasan Shekh Aadan oo muujiyay sababta uu ugu kalsoonyahay nadaamka 4.5 Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo maamulkiisa ay ku qanacsan yihiin in…Read more »
ISU SOCODKII GAADIIDKA IYO DADWAYNA MUQDISHO OO XIRRAN. Posted on January 20, 2016 by Omar Farah | 0 Comments Sakay oo Arbaca ah reer Muqdisho iyo dad waynaha ka yimid Magaalooyinka udhow, waxay ku waa bariisteen wadooyinkii ugu Zaxmada badnaa Muqdisho oo meel…Read more »
Beesha Caalamka oo Amarki ugu danbeeyay siisay Madaxda Soomaaliya waqtina u qabtay. Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah ugu soo gudbiyaan go’aan ku saabsan hab…Read more »
“Shirka ugu dambeeya ee go’aanka lagu gaarayo Kismaayo ayuu ka dhacayaa” Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in, shirka Madasha wada tashiga qaran ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee…Read more »
Madaxa CRD Jabriil Ibrahim Cabdulle, oo faah- faahin ka bixiyay sababti uu u fashilmay shirka Kismaayo Posted on January 20, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 20 January, 2016: Jabriil Ibraahim Cabdulle, Madaxa Hey’adda Cilmi baarista iyo Wada tashiga ee CRD, ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii fashiliyay shirkii Wada…Read more »
VIDEO: Madaxda Beesha Garfuul oo aan weli ka hadlin xaaladda Ceelbuur Posted on January 20, 2016 by Mustafa Awale | 0 Comments Read more »