Day: October 18, 2016
Xubnaha Aqalka Sare Galmudug
“Maamul aan aheyn Hirshabelle kama shaqeyn doono gobolka Hiiraan”
Muqdisho, October 18, 2016: Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, oo saxaafadda kula hadlay Beledweyne ayaa soo dhoweeyey doorashadii shalay galab ka dhacday magaalada…
Xiisad ka taagan magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, October 18, 2016: Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladu ay saaka kacsantahay oo laga yaabo in isku…
DFS oo la timid Qorsho lagu qaado canshuurta gaadiidka
Muqdisho, October 18, 2016: Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti, Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Wasaarada Maaliyada ay bedeshay qorshihii lacagaha Canshuurta…