Mooshin xil ka qaadis oo laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug & Xildhibaannada oo go’aan adag ka qaatay
Cadaado | January 8, 2017 – 46 ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, ayaa maanta mooshin ka gudbisay Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed. Xildhibaanada…