Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka soo hor-jeestay Hoggaanka Rugta Ganacsiga
Muqdisho | April 18, 2017–Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir ayay kaga soo horjeesteen Hoggaanka Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee dhowaan la doortay, kaddib war qoraal ah…