9267 Views

Isbedel-ka iyo saami qeybsiga degmooyinka Gobolka Benaadir

Isbedel-ka iyo saami qeybsiga degmooyinka Gobolka Benaadir
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 23, 2017 – Sida uu kol hore sheegay gudoomiyaga gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed, waxaa is bedel lagu sameeyay inta badan gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka taas oo ka turjumeysa is bedel u sameynta maamulka cusub ee hada la wareegay talada Gobolka Benaadir.

Hadaba is bedelka lasameeyay ayaa waxaad arkeysaa in dadka deegaanka dega mooyee ay dad kale iska dhex arkayaan maamulida degmoyinka Gobolka Benaadir ayna ku taal caasimadda dalka ee Muqdisho, taasina waxay bilow u tahay in gobolka Benaadir yahay gobol u dhexeeya dadka Soomaaliyeed wallow lagu kala badan yahay.

  1. C/fataax Nuur Cali (Yaanyo) Degmada Kaaraan: Abgaal Reer Mataan
  2. Axmed Xasan Maxamuud Degmada Yaaqshiid : Abgaal Cabdalla Caroone
  3. Cumar C/llaahi xassan Degmada Wadajir : Abgaal Daa’uud
  4. C/wali C/llaahi Maxamed :Degmada Xamar Jajab : Abgaal Warsangali
  5. Zainab Yuusuf Wehliye : Degmada Boondheere :Abgaal Waceysle
  6. Maxamed Axmed Cantoobo :Degmada Hodan : Habar Gidir Ceyr
  7. Rowdo C/llaahi : Degmada Waabari : Habar Gidir Salemaan
  8. Zainab Maxamuud Warsame: Degmada Wardhiigley : Habar Gidir Sacad
  9. Cabdikariin Cali Kaar :Howl-Wadaag -Murusade -Foor Culus-Habar Maxamed- Hilibi
  10. C/wali Nuur faarax Fagalax -Dayniile -Murusade -Foor culus Habar Ceno -Reer Ugaas
  11. Basmo Cumar Axmed -Degmada Shangaani -Reer Xamar
  12. Cumar Shariif Maye Degmada Xamer-weyne – Reer Xamar
  13. Caafiyo Sheekh Cali Jimcaale :Degmada Shibis- Xawaadle
  14. Sharmaarke Maxamed Ladane- Degmada C/casiis- Daarood – Majeereen
  15. C/raxmaan Siid Cali -Degmada Dharkeynley -Dir

Waxaan weli la bedelin labada gudoomiye ee degmooyinka Huriwaa iyo Kaxda waxaana weli haya gudoomiyayaashii hore u hayay –

.

__________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment