3114 Views

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka saartay Madaxii Hey’adda FAO

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka saartay Madaxii Hey’adda FAO
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 17,6. 2017— Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Qaramada Midoobay in dalka laga saaro ninka lagu magacaabo Mr Richard Trichard oo ah madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay.

 

Ninkaan la yiraahdo Trichard ayey dowladdu ku eedeysay inuu gaystay dhaqan ka baxsan xirfadda oo meel uga dhacaysa heybaddii iyo sharaftii wakiilnimo ee ku joogay Soomaaliya.

Dhinaca kale Afhayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa VOA u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo. Lama oga sida ay ky dhamman-doonto

Halkan ka dhageyso warbixin ay ka diyaarisay Idaacada VOA

 

 WQ:- Ali Omar Ghedi

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment