Siyaasi Xasan Xaaji oo taageeray hadal dhawaan ka soobaxay Xildhibaanada BFS Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Siyaasiga Xasan Xaaji Ibrahim Oo ka mid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana mar soo Noqdey…Read more »
Madaxweynaha oo faray xukuummadda in ay dabagal ku samayso qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar Posted on August 22, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | Ogosto 22, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuummadda in ay dabagal ku samayso sidii…Read more »
Sawiro:- Xil wareejin ka dhacaday Baydhabo Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Xaflada Xilka ay ku kala wereegayeen Wasiirkii hore Maaliyada Maamulka KG Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur…Read more »
Sawiro:- Nicholas Kay oo loo magacaabay safiirka Britain u qaabilsan Afghanistan Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Ergeygii hore ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Kay ayaa loo magacaabay Safiirka Britain u…Read more »
RW Kheyre oo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow u magacaabay Saadaq C/llaahi Cabdi xilka Wasiirka…Read more »
Sawiro:- Tababbar ku saabsan xiriirka deeq bixiyaasha oo ka furmay Muqdisho Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 —Tababbarka ayaa ku saabsan xiriirka deeqa bixiyeyaasha dowladda Soomaaliya kaasi oo loo qabtay Wasaaradaha iyo Hey’addaha fuliya…Read more »
DEG-DEG:- Ahlusunna oo isku khilaaftay wadahadal lala gala Galmudug. Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Ahlusunna Waljamaaca ayaa maanta isku Khilaaftay wadahal ay la galaan Maamulka Galmudug kaas oo ka furmi…Read more »
Miinooyin laga soosaray inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Somaliya ay soo saareen…Read more »
Ministry of Information and Free Press Unlimited discuss freedom of expression Posted on August 22, 2017 by Ali | 0 Comments Mogadishu | QOL | 22 August 2017 – H.E. Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Minister of Information, Culture & Toursim of the Federal Government of…Read more »
Hoos u dhac xoogan oo ku yimid qiimaha ariga ee loo dhoofiyo Sucuudiga Posted on August 22, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 22 August 2017 — Qiimaha la kala siisanayo Ariga gaar ahaan Idaha ayaa hoos u dhacay kaddib markii Sucuudiga uu…Read more »