Cajiib:- Haweeneyda kaliyah ee 2 wadan ka noqotay marwada koowaad. Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Graça Simbine waxaa ay dhalatay 17 cisho kadib geeridii aabaheed, waa qofka ugu yar qoys ka koobnaa…Read more »
AKHRISO:- Guddiga doorashada Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa magacaabay Guddiga doorashada madaxtnimo ee Maamulka Hirshabeelle. Warqad ka…Read more »
Computer uriya qarxyada oo la soo saaray Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Oshi Agabli oo u dhashay dalka Nigeria ayaa sheegay in uu gabo gabo u marayo ku guuleysiga…Read more »
Sarkaal sarre oo katirsan Al Shabaab oo Jubaland isku soodhiibay Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Maamulka Gobolka Gedo ee Koofurta Dalka ayaa sheegay in maanta uu isu dhiibay Sargaal ka tirsanaa Xarakada…Read more »
Ministry of Telecom leadership relocates to Headquarters for the first time in 27 years Posted on August 29, 2017 by Ali | 0 Comments Mogadishu | QOL | August 29, 2017 – The Deputy Prime Minister, H.E. Mahdi Ghuled, has lauded the new leadership of the Ministry of Posts,…Read more »
Baarlamaanka Soomaaliland oo fasax horleh galay Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Baarlamaanka Maamulka Somaliland ayaa galay fasax laba bilood ah kaddib doorashadii guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ee dhawaan…Read more »
Gudoomiyaha Gobalka Awdal oo shaqa joojin lagu sameeyey Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland C/Raxmaan Cabdillahi Ismaciil Saylici ayaa shaqada ka joojiyay Guddoomiyihii Gobolka Awdal kaddib…Read more »
RW Kheyre oo wasiirad Khadra wax ka weydiinaya warqaddii lagu baabi’yay Rugta Ganacsiga Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa lagu soo waramayaa inuu aad uga carooday go’aankii shalay ka…Read more »
50 askari oo Kenya uga dhintay W/Bari 3dii bilood ee la soo dhaafay Posted on August 29, 2017 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | 29 Agoosto 2017 – isku duwaha amniga Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa sheegay in Askartaasi ay la kulmeen miino jidka la…Read more »