2721 Views

Xaaf oo kahadlay Safaradiisii Imaaraadka

Xaaf oo kahadlay Safaradiisii Imaaraadka
____________________________________________________________________________

VOA | January 24, 2018 – Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Xaaf ayaa sheegay in isaga iyo madaxweynaha Somalia MCF oo deeggaanada Galmudug safar dhulka ah ku soo maray ay ku guuleysteen inay dib-u-heshiisiin dhex-dhigaan beello xurgufo ay ka dhaxeeyaan oo ku nool deeggaanada Galmudug.

Xaaf oo wareysi gaar ah siiyay VOA ayaa sheegay sidoo kale, in isaga iyo madaxweyne Farmaajo ay isla oggolaadeen in degmada Cadaado ay sii ahaato xarunta baarlamaanka Galmudug, kadib markii ay sidaas codsadeen dadka degan Cadaado.

Xaaf, ayaa dhinaca kale wareysigan uga hadlay khilaafkii isaga iyo madaxtooyada Villa Somalia kala dhaxeeyay ee ku aadaanaa arrinta Khaliijka.

Cabducasiis Xuseen ayaa khadka taleefonka ee Muqdisho ku wareystay madaxweyne Xaaf, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay sida safarkii Galmudug uu guud ahaan ugu soo dhammaaday.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment