2088 Views

Daawo Sawirada :-Guddoonka Labadda Aqal Ee Baarlamaanka Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga

Daawo Sawirada :-Guddoonka Labadda Aqal Ee Baarlamaanka Oo La Kulmay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Turkiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  23  February 2018 —Guddoonka Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa Ka qeyb galay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) , guddiga saaxiibtinimada Turkiga iyo Soomaaliya ee Golaha Shacabka Soomaaliya iyo guddig Arrimaha dibedda ee Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa Turkiga uga Mahadceliyey Taageeradda ay Shacabka Soomaaliyeed la garab taagan yihiin gaar ahaan sidii ay inoogu soo gurmadeen Musabadii 14 October.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa isna uga mahadceliyey Dowladda Turkiga Mashaariicda Hormarineed ee ay Soomaaliya  ka wadaan iyo is garab taagooda Golaha Shacabka Soomaaliyeed

m1 m2 m3 m4 m6

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment