1809 Views

Mas’uuliyiin Cusub Oo Loo Magacaabay Maamulka G/Shabellaha Dhexe

Mas’uuliyiin Cusub Oo Loo Magacaabay Maamulka G/Shabellaha Dhexe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 11, 2018Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee  dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa Maanta Xilal Cusub loo Magacaabay degmooyinka Mahadaay iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in masuuliyiin Cusub loo Magacaabay degmada Mahadaay oo markale lagu soo celiyay gudoomiyihii hore ee degmadaas Axmed Xuseen Afrax iyo Xogheyaha degmadaas Axmed Maxamuud Nuur halka degmada Balcad loo Magacaabay gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Muuse Nuur Shuceyb.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

00000000000000000000000000000000000000000000000000000 .

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment