1269 Views

Tiktok oo dunida Walaac ku abuurtay

Tiktok oo dunida Walaac ku abuurtay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xariirto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka.

 

Sababta walaacan keentay ayaa ah qaabka fudud ee dhalinyaradu ay ugu xirmeen baraha xariirika bulshada.

 

Tiktok, ayaa ka mid ah baraha xiriirka bulshada ee sida weyn ay u xiiseeyaan da’yarta caalamka, waxaana wararku ay sheegayaan in barta TIKTOK oo laga leeyahay dalka Shiinaha ay soo dejisteen Balaayiin dhalinyaro ah.

 

Sharcidejiyaayasha Maraykanka ayaa walaac badan ka muujiyay saamaynta ay ku yeelan karto nabadgaliyada iyo dimuqraadiyadda shacabka Maraykanka.

 

Dhalinyaradda badan oo Soomaaliyeed ayaa si joogto ah u isticmaala Aalada TIK TOK , waxaana ay soo galiyaan Muuqaallo.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment