3246 Views

DAAWO SAWIRAD:-Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Kulan Yeeshay

DAAWO SAWIRAD:-Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Kulan Yeeshay
____________________________________________________________________________

Kulankaan ayaa Maanta waxaa ay ku yeesheen magaalada dhuusamareeb xubnaha Baarlamanka Muqdisho | QOL | March 27, 2018—Galmudug oo ah kii ugu horeeyey ee si wada jir ah ay isugu yimaadeen xubnaha baarlamanka ee dhowaan la isku biiriyay ayaa ajanduhu waxa uu ahaa dhageysiga liiska Xubnaha Baarlamaanka iyo is barasho Xubnaha oo idil ah

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha baarlamanka galmudug Cali Gacal Casir iyo ku xigeenkiisa labaad Maxamed Axmed Maalin.

Xildhibaan Faxiyo Xasan Cali ayaa sheegtay  in kulankan uu ahaa is aragtidii koowaad ee xubnaha baarlamanka ee la isku biiiriyey waxaana uu intaa raaciyey in kulanka baarlamanka uu toos u bilaabanayo maalinimada isniinta ah ee nagusoo aada

Kulankan Baarlamaanka Galmudug ee Maanta ayaa waxaa fadhiyey xubnaha cusub iyo kuwii hore ee baarlamaanka galmudug,Waxaana Maalinta Isniinta ah wixii ka dambeeya ay geli doonaan Shqaooyinkooda.

c1 c2 c3 c4 c6

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment