2022 Views

Daawo Sairada:- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo Gaaray Dalka Kuwait

Daawo Sairada:- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo Gaaray Dalka Kuwait
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 25, 2018 – Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa saaka gaaray Dalka Kuwait isagoo ay la socdaan Ganacsato iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha.

Wasiirka waxaa madaarka ku soo dhoweeyey dhigiisa dalka Kuwait oo geeyey kulan saacado waatayna isla markii kula yeeshay Hotel Sheraton Kuwait.

Wasiir Maareeye oo beryahanba ku mashquulsanaa suuqgeynta waxsoosaarka Soomaaliya wuxuu hore u sii qaatay waxyaalo fara badan oo uu ku muujinayo wanaaga dhaqanka iyo Waxsoosaarka Soomaaliya sida Moos, Cambe, liin, Isbaandhays iyo Alaab dhaqan oo uu ugu talo galay in uu Soomaaliya ugu soo jiido maalqabeenada dalalka carabta oo uu doonayo in ay Soomaaliya maalgashadaan si dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo u helaan, waakan Wasiir Maareeye oo Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Kuwait Mr. Khaled Al Rodan gudoonsiinayo Moos, liin, Cambe iyo Alaab dhaqan

 

 

.

.

W/Q:- Bashiir Barre Ali

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment