2364 Views

Afhayeenkii G/Banaadir oo xil cusub loo magacaabay

Afhayeenkii G/Banaadir oo xil cusub loo magacaabay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 19, 2018 – Afhayeenkii maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa goor dhow loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir.

Xalane oo in Mudda ah hayay Xilka Afhayeenka gobolka Benadir, ayaa si Rasmi ah Hada Loogu Magacaabay Agaasimaha Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Benadir.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xalane u Magacaabay xilkaasi sidda ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Gudoomiye Yariisow.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waday Bilihii lasoo dhaafay isbadel lagu sameynaayay waaxyadda gobolka Banaadir.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment