2406 Views

DEG-DEG:-12 Gudoomiye Waaxeed Oo Caawa Xilkii Laga Qaaday

DEG-DEG:-12 Gudoomiye Waaxeed Oo Caawa Xilkii Laga  Qaaday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 25, 2018 –Shabakada Qaranimo Online ayaa heshay xog ku saabsan in 12 gudoomiye waaxeed oo 3 degmo oo ka tirsan Gobolkan Banaadir in xilkii laga qaaday.

Saddexda degmoo e guddoomiye waaxeedyada ka tirsan guddoomiyaashooda xilka laga qaaday ayaa kala ah Degmooyinka Yaaqshid,Kaaraan iyo Huriwaa .

Ka qaadidooda ayaan wali faahfaahin laga bixinin sababaha keenay waxaase soo baxayey mudooyinkan in wada shaqeynta gudoomiyaha iyo waaxyaha ay hooseysay.

Sidoo kale xilka qaadistaan ayaa ku soo aadeysa xilli maalma ka hor Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu sheegay in amniga lagula xisaabtami doono guddoomiyayaasha degmooyinka.

 

 

 

Lasoco Warkaan Oo Faah Faahsan Saacadaha Soosocda 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment