Xaaf Iyo Wafdi Ka socda Qadar oo gaaray Magaalada Hobyo Posted on July 4, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho , July 04, 2018 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa duhurnimadii maanta waxa ay gaareen Magaalada Dakadda leh…Read more »
Maamulka Gobolka Banaadir Oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda Ee Shanta Sano Posted on July 4, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho , July 04, 2018 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay shir soconaya muddo shan casho ah oo looga hadlayo qorshaha horumarinta Caasimadda ee…Read more »
Shabaab oo sheegtay Itoobiya inay ka difaacayaan Dakadda Hobyo Posted on July 4, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho , July 04, 2018 Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in dakadda Magaalada Hobyo ay ka difaacayaan Itoobiya, kadib markii Gudoomiyaha Shabaab ugu magacaaban…Read more »
Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Saraakiil badbaadiyay Dukumintiyo kadib burburkii dowladii dhexe Posted on July 4, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho , July 04, 2018 —Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed kuwaas oo badbaadiyay Dukumintiyo…Read more »