3225 Views

Qarax gaari oo ka dhacay Kontoroolka laga galo Madaxtooyadda

Qarax gaari oo ka dhacay Kontoroolka laga galo Madaxtooyadda
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | july 14, 2018 –  Gaari laga buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhow ku qarxay Kontoroolka laga galo Madaxtooyadda Soomaaliya ee ku yaalla Isgoyska Ceelgaabta meel u dhow Beerta Nabadda.

Qaraxa ayaa dhacay ka dib dagaal toos oo dhexmaray Ciidamadii halkaasi ku sugnaa iyo dabley hubeysan.

Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsaday hub culus, waxaana daqiiqo ka dib qarxay gaari halkaasi yaallay.

Waxaa sidoo kale jira Qarax kale oo ka dhacay Muqdisho.

Waxaa jira Dhimasho iyo Dhaawac.

Wixii kusoo kordha kala soco Qaranimo Online

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment