1956 Views

Wasiirka Waxbarashada ”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa Jaamacadda Ummadda”

Wasiirka Waxbarashada ”Majirto Jaamacad aan aqoonsanahay xataa Jaamacadda Ummadda”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 25, 2018 – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo la xiriira sharci ahaanshaha Jaamacahada ka Shaqeeya dalka

Waxaa uu sheegay Wasiirka in aysan jirin jaamacad ay aqoonsan yihiin islamarkaana sheegay in dowlada ay u diiwaan gashneyn jaamacadaha marka laga reebo inay dowlada ka heystaan ruqsado ay dalka ugu howlgalaan.

Wasiir Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo wax lag weeydiiyey jaamacadda Ummada oo dowladda Soomaaliya ay dib u hwolgelisay,ayuu sheegay in ay la mid tahay Jaamacahda kale ee xilligaan dalka ka howlgalla ee aan buuxin shuruuudihii loo baahnaa.

Inka badan  70 jaamacadood oo magacyo kala duwan leh ayaa ka hwolgalla dalka Soomaaliya kuwaasi oo qaarkood laga aqoonsan yahay Caalamka,waxaana ardayda jaamacadaha qaar ka baxa ay waxbarshada heerka labaad u aadan dalka dibadiisa.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment