DAAWO: Raisulwasaare Khayre oo Qudbad taariikhi ah u jeediyay Shacabka Puntland munaasabadda 20 Guurada aasaaska Maamulkaas !
Garowe, August 4, 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad…