Muqdisho | QOL | June 04, 2017 ——Dalkeena oo xubin ka midah jamacad carabata iyo midowga afrika waxa uu madxa lagalay dirir sokeeye taasi oo in muda ah ragaadisay dalakeena dadeeduna gaadhay 26 sanno oo aan wax dawo ah aan loo helin ka dib bur burkii dowladii dhexe waxaa dalka ka hanaqaaday jabahado aad ufarabadan oo aan ku qanacasaneen waxyaabihii kasocday dalka xiliyadaasi
Taasi oo sababtay in dad farabadan ay sabab la’aan umadhay Iyada oo aan waxba la iska weydiin
Waxaana luntay kalsoondii heer calami oo uu lahaa dalka iyada oo uu wajiga saaray Qof waliba oo saamali ah meeshii uu garowsaday in uu badbaado ku helayo
waxa ay sababtay in dad badan ay u hayaamaan Dunida caalamka
Warbaahintuna waxa ay ahayd mid ahad iyo jeer soomaliya ka tabis
- Dayar taiibay oo dooni lashiiday
- Daaduub qaxaya oo duur maciisaday
- Dakanooyin colaadeed oo u dhaxeeya dowlad gobaleedyada dad farabadan ay ku geeriyoodeen
- Madfac dig yiri duulamo dhacay
- Duni dalaasha kheyraadka dalka
- Beelo diriray oo siyaasiIN daashada u tumay
Hadaba dalka soomaaliya bur burkiisu waa mid muuqda duniduna ay kawarhayso
Soo la isma oran karo daqarada kuyaal dalkeena waxaa ka daran kuwa kuyaala dadkeena ?
W/Q:-BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________