2973 Views

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Kormeeray Xaruntii hore ee Warshadii Tolmada dharka Ciidanka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Kormeeray Xaruntii hore ee Warshadii Tolmada dharka Ciidanka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 15, 2018 – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir Aden Cilmi ayaa Waxay Kormeereen Xaruntii hore ee Warshadii Tolmada dharka Ciidanka Xooggga dalka.

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa sheegay in Dowladda Federaalka iska xil saari doonto dhismaha Warshadan,mudada sanadkaan ka harsan la soo gaba gabeyn doono.

Dhismaha Warshadan ayaa Dowladda Soomaaliya waxaa ka gacansiin doona Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga

Dhowaan ayay ahayd markii Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhiga lagu wareejiyay qalabka Warshadan.

turkiga-somalia-warshado-1 turkiga-somalia-warshado-2 turkiga-somalia-warshado-3 turkiga-somalia-warshado-4

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment