2436 Views

Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed oo soo dhaweeyey go’aankii wasarad Arimaha Gudaha Soomaaliya

Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed oo soo dhaweeyey go’aankii wasarad Arimaha Gudaha Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 19, 2018 – Wasarada Arimaha Gudaha Soomaaliya Ayaa Soo Saaratay War Qoraal ah Oo Ay Kaga Hadalayso Doorashooyinka Dhawanaha Ka Dhici Doona Qaar Kamid ah Maamul Gobaleedyada Dalka.

Wasarada ayaa Kaga Digtay Madaxada Maamul Gobaleedayada In ay Sameesataan Mudo Kororsi Ku Aadan Xil Haynta Madxtinimo Ee Maamul Gobaleedayada Ay Hogaanka U Hayaan Iyadoona Ka Dalbatay In Doorashada ay Ku Dhacado Waqtiyada Looqabatay.

Warkan Qoraalka Ah Ee Ka Soobaxay Wasarada Arimaha Gudaha Dowalada Fadaraalka Soomaaliya Ayaa Waxaa Siweyn U Soo Dhaweeyey Golaha Isbadal Doonka Koon Furgalbeed Oo Ah Gole ay Ku Midaysanyihiin Tiro Murshaxiin ah Oo u Tartami Doona Xilka Madaxweynenimo Ee Maamulka KGS Waxaana Horboodayo Murashaxiintaasi Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamed aden Fakeeti .

Murashaxiintani Ayaa Sheegay In ay Doonayaan In Doorashada Maamulka Koon Furgalbeed ay Ku Dhacdo Waqtigii Lagu Talagalay  Balsa Uu Ka Caga Jiidayo Maamulka Hada Hogaanka U haya Koon Furgalbeed Soomaaliya.

17-Novemaber Ee Inagu Soo Wajahan ayaa Lagu Balansanyahay In Doorshada Madaxweynaha Maamulkaasi ay Ka Dhacdo Gudaha Magalada Baydhaba.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment