2133 Views

Wasiir Janan” Dowladda waxa ay ku mashquulsantahay Aroos Qaran”

Wasiir Janan” Dowladda waxa ay ku mashquulsantahay Aroos Qaran”
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Sebteembar 30, 2018 —Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in aysan waxba kala socon Xaaladda Ammaanka ee Somaaliya xilli dhibaatooyin badan ay la kulmaayaan Ciidamada dowladda.

Waxaa uu sheegay in ay muhiimn tahay in la helo dowlad la socota Xaaladda Ammaan ee Soomaaliya iyo guud ahaan Xaaladdaha dalka.

Dowladda hadda ay jirto ayuu ku eedeeyay  ay ku mashquulsan tahay Baraha Bulshadda ,islamarkaana ay ka jawaabto oo kaliya waxyaabaha ay ku aragto Baraha bulshadda.

Janan ayaa xusay in maalmihii lasoo dhaafay Al-Shabaab dad Shacab ah ay ku dileen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, dowladda Soomaaliyana ay ku mashquushay aroos Qaran

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment