2436 Views

Xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyay arday wax kabarata jaamacada SOMAVILLE

Xaflad qalin jebin ah oo loo sameeyay arday wax kabarata jaamacada SOMAVILLE
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 10, 2018 – Jaamacadda SOMAVILLE ee ku taala magaala Muqdisho ayaa manta xaflad si heer sare ah loosoo agaasiyay ku qabtay Royal Hotel ee magaalada Muqdisho.

Xafladaan oo aheyd mid qalin jebin ah oo at qalin jebinayeen 4 dufcadood oo ka tirsan Jaamacada oo kala ah Computer Science, and IT, Health Science and Humanities and Social Sciences ayaa waxaa kasoo qeyb galay in ka badan 2700 kun oo isugu jiray arday, waalidiin, macalimiin, howlwadeenada Jaamacada, xildhibaano, wasiiro iyo marti sharaf kale oo kala duwan.

 

qalinjebin-somaville-12 qalinjebin-somaville-11 qalinjebin-somaville-10 qalinjebin-somaville-9 qalinjebin-somaville-8 qalinjebin-somaville-7 qalinjebin-somaville-6 qalinjebin-somaville-5 qalinjebin-somaville-4 qalinjebin-somaville-3 qalinjebin-somaville-2 qalinjebin-somaville-1

 

 

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment