1713 Views

AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka

AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 11, 2018 —War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka kaasoo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Madasha ayaa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda ugu baaqday in ay si deg deg ah u dhameeyaan Khilaafka ka dhex taagan si loo soo Afjaro dib u eegista dastuurka.

1 2

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment