2010 Views

Dhismaha Buundada ugu dheer dunida ee badda dusheeda marta oo la furay

Dhismaha Buundada ugu dheer dunida ee badda dusheeda marta oo la furay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 23, 2018 —Dowladda Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday Buundo dhereerkeedu yahay 55 km oo qayb ka mid ah badda hoosteeda la mariyay taasoo isku xireysaa Hongkong-Shiinaha ilaa Macaue.

Waa qorshaha ay Hong kong ku doonayso in ay sare ugu qaado dhaqaallaha dalkaasi oo sara kac waday Sanadyadii lasoo dhaafay.

Buundada oo billow ilaa dhammaad laba haad leh waxay 20 jibbaar ka dheer tahay buundada San Francisco’s Golden Gate.

Buundada waxaa loo naqshadeeyey qaab ay isaga caabbin karto dhulgariirka iyo duufaanta inta badan badaha Shiinaha ku dhufta.

Safarka buundada ee lagu marayo Hong Kong iyo Mainland inta u dhaxeysa waxaa qofka laga rabaa inuu sii maro laba xafiis oo kuwa socdaalka ah oo buundada dusheda xafiisyo ku leh inuu sii maro.

m1 m2 m3 m5

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment